Waxaan ku faraxsanahay inaad ogaatid in Sama-Kaab Multispecialty Hospital ay hadda leedahay qaybta Fiisotaraabiyada (Physiotherapy) oo u furan dadka waaweyn iyo carruurta. Xanuunnada lagaaga daaweyn doono waxaa ka mid ah Afqalooca, Dhabar Xanuunka, Qoor Xanuunka, iyo bukaanada ku dhacay Stroke (Faaliga)
Sama-Kaab Multispecialty Hospital — Qaybta Fiisotaraabiyada

Comments
One response to “Sama-Kaab Multispecialty Hospital — Qaybta Fiisotaraabiyada”
-
Hi, this is a comment.
To get started with moderating, editing, and deleting comments, please visit the Comments screen in the dashboard.
Commenter avatars come from Gravatar.
Leave a Reply