Samakaab Multispecialist Hospital wuxuu BILAASH ka dhigay qaadashada kaarka Dr. Getnet Abebe Molla, dhakhtar ku takhasusay Qaliimada, Neerfaha & Laf-dhabarta. Fursaddan waxay soconaysaa laga bilaabo 22 April ilaa 30 April — ka faa’iidayso adeeg caafimaad oo tayo sare leh adigoon wax lacag ah bixin. Ha seegin fursaddan qiimaha leh
Author: admin
-

Dr. Getnet Abebe Molla — Dhakhtar Ku Takhasusay Neerfaha & Laf-dhabarta
Haddaad u baahan tahay dhakhtar ku takhasusay xanuunada neerfaha iyo laf-dhabarta, Dr. Getnet Abebe Molla ayaa diyaar kuugu jira. Wuxuu si naxariis leh oo xirfad sare ah u daryeelaa bukaankiisa, mudnaantiisuna waa caafimaadkaaga iyo bogsashadaada.
-

Sama-Kaab Multispecialty Hospital — Qaybta Fiisotaraabiyada
Waxaan ku faraxsanahay inaad ogaatid in Sama-Kaab Multispecialty Hospital ay hadda leedahay qaybta Fiisotaraabiyada (Physiotherapy) oo u furan dadka waaweyn iyo carruurta. Xanuunnada lagaaga daaweyn doono waxaa ka mid ah Afqalooca, Dhabar Xanuunka, Qoor Xanuunka, iyo bukaanada ku dhacay Stroke (Faaliga)
