Samakaab Multispecialist Hospital wuxuu BILAASH ka dhigay qaadashada kaarka Dr. Getnet Abebe Molla, dhakhtar ku takhasusay Qaliimada, Neerfaha & Laf-dhabarta. Fursaddan waxay soconaysaa laga bilaabo 22 April ilaa 30 April — ka faa’iidayso adeeg caafimaad oo tayo sare leh adigoon wax lacag ah bixin. Ha seegin fursaddan qiimaha leh

Leave a Reply